Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa

Waxaa maanta xarunta Maxkamada sare ee Puntland ee magaalada Garawe ka bilaabaneysa dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa C/xakiin Camey. Qoraal kasoo baxay Maxkamada sare ee Puntland ayaa lagu mudeeyay in maanta labada dhinac kasoo qeyb galaan dhageysiga dacwada u dhaxeysa Madaxweynaha Puntland iyo kuxigeenkiisa. Labada masuul ayaa la sheegay … Continue reading Dhageysiga Dacwad u dhaxeysa Madaxweyne Gaas iyo kuxigeenka oo goordhaw bilaabaneysa